Caro ka dhalatay hadal Wasiir Fiqi Al-shabaab kaga codsanayo inay fasaxan gargar xili Shabaabka ka dagaalamayan H.Xayaat

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn Rashiin-ka la gaarsiinayo dadka ay abaarta saameysay ee dowladda Soomaaliya qorsheynayso inay raashiinka gaarsiiso.

Axmed Macalin Fiqi oo la haldaayey telefishinka qaranka ayaa hadalkiisa u muuqday mid Al-shabaab kaga codsanayo in raashiinka la garsiiyo dadka abaartu saameysay balse hadalka wasiirka ayaa u muuqday mid uu iska indha tirayo weerarka Al-shabaab ee ka socoda Hoteel Xayaat ee Magaalada Muqdisho.

Hoos ka daawo

https://fb.watch/f0msMAUNeD/