Ku dhawaad 1000 qof oo ku dhintay dhul-gariir ka dhacay Afghanistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dilay 920 qof dalka Afghanistan Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka masiibooyinka, iyadoo in ka...
Kenya oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ku burburiyeen Anteenada Shirkadda igaarsiineed
KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada...
Villa Somalia oo qarisay in Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Waftiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta laga helay caabuqa COVID-19,...
Weligaa qof dumar ah ha weydiin su’aalahan!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaad hor taagan tahay qof dumar ah laga yaabee inay tahay qaraabo, ama inaad markaasi is aragtan waxaa laga yaabaa inaad dooneyso inaad su'aal...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan xirnaanshaha wadaadka Muqtaar Roobow...
Al-Shabaab oo burburiyay Anteenooyinka Shirkad Isgaarsiineyd
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa weeraray oo burburiyay xarun isgaarsiineed oo ku taalla deegaanka lagu magacaabo Kawaanka...
Dib u dhac ku yimid kulankii Golaha Shacabka ee la horgeyn lahaa Ra’iisul Wasaare...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qorshihii Baarlamaanka Soomaaliya maanta lagu hor geyn lahaa Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, si uu ansixinta wakiillada shacabka u helo ayaa...
Diinta Islaamka oo noqotay tan labaad ee ugu weyn dalka Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muslimiinta ayaa la saadaalinayaa in ay noqdaan dadka haysta diinta labaad ee ugu weyn dalka Mareykanka marka la gaaro 2040-ka, xilli ay sii baahayso...
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Afrika ay la-heyste” u tahay dagaal ay kula jiraan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay sare u kaca...
11 Khatar Dhaqaale oo ay Dowladda Xasan Sheekh Wajihi Karto 2022-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa bartamihii bishii May ee sanadkan dalka ka dhacay isbadal siyaasi ah, iyada oo laga gudbay sanad iyo bar hubanti la’aan iyo firaaq dastuuri...




















