Wararkii ugu dambeeyey dagaal xoogan oo ka socda Laascaanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay ayaa waxaa ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka uu dagaal ku dhex maray magaalada Laascaanood, dagaalkaas oo bilaabmay abaaro sideedii iyo dheeraad fiidnimo ayaa...
Militeriga Mareykanka oo soo riday qalab kale oo dul heehaabayay hawada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaarad dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa soo ridday qalab duulayay hawada Mareykanka oo aan la aqoonsan. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay qorshe lala damacsan yahay Ciidamada Macawiisleyda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...
Maxay tahay xilka Mukhtaar Rooboow loo soo bandhigay xiligii Nabad iyo Nolol balse uu...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ahaa culimadii sida dhow ula shaqey jirtay dowladdii Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyey talo uu Fahad Yaasiin...
Imaam Masjid oo goordhow lagu dilay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo saaka koox hubeysan ay ka fulisay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in ragga...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa...
Kursigii uu banneeyay RW Xamse oo doorashadiisa la shaaciyay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo.
Kursigaan ayaa waxaa...
Maxaa ka jira in Xilka qaadis lagu sameynayo Taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo Taliyaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Soomaaliya ayaa isbadel kusameysay inta badan taliyeyaasha laamaha amniga si kala duwan iyadoo xilalka uga qaaday saraakiishii hogaamineysay waxaana dhawaan la filayaa in...
Khasaaro ka dhashay dagaal Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda ku dhexmaray Sh.Dhexe.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaaro xoogan ayaa ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel Bacad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dagaalka ayaa...
Tirada dadka ku dhintay dagaalka Laascaanood oo sii kordhay iyo dagaalka weli socda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa maalintii todobaad ku waabariisatay dagaal culus oo halkaasi ka socda.
Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in...




















