26.9 C
Mogadishu

Wararka

Jubbaland oo shaacisay Jadwalka doorashada lix Kursi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. Guddiga ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaro ka dhashay qaraxii Muqdisho iyo Al-Shabaab oo sheegatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa ka dhacay Muqdisho ayaa ahaa mid khasaaro badan dhaliyay waxaana la xaqiijiyay in 4 Qof ay dhinteen, halka ku dhawaad 10 kalana wey...

Falcelin la yaab leh oo ka dhashay safiirka cusub ee Sacuudiga usoo magacaawday Soomaaliya..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa barteeda Facebook ku baahisay sawirada Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaya safiirka...

Sucuudiga oo Safiirka Cusub usoo magacaawday Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

Guddiga xalinta khilaafadka doorashooyinka oo Gudoomiye dooranaya

MUQDOSHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Ibraahim Barre ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas. Guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha guddiga...

Wararkii ugu dambeeyey dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda ee la geeyay Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga la geeyay Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mocalimuu oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo Maalin...

Galmudug oo tababar u soo xirtay Ciidamo horleh oo la dagaalama Al-Shabaab.

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, Tababar ugu soo xiray Degmada ciidan Cusub oo ka tirsan Ciidanka...

Generaal Xuud oo ugu dambeyn ogolaaday inuu la heshiiyo Maamulka Hirshabeelle.

MUQDISHO-AYAAMAHA-General Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inu Wada-hadal La galay Dowladda federaalku iyo Maamulka Hir-shabeelle, kadib shir jaraa’id uu...

Baarlamaanka Uk oo ka doodaya Madax bannaanida Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka UK ayaa Talaadada beri ah lagu wadaa in muddo kooban uu dhegaysto dood ku saabsan madaxbanaannida Somaliland oo uu usoo gudbin doono xildhibaan...

Jubbaland oo shaacisay doorashada 13 kamid Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka SEIT ee Jubaland ayaa shaaciyay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qabanayo, iyadoo maamul Goboleedyada intooda badan ay shaaciyeen qaar ka mid...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan