25.2 C
Mogadishu

Wararka

Cumar Cabdirashiid oo eedeyn u jeediyay dowladda Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay inaan laga ogolaan ku darsashada halka sano ee madaxweynaha Jubbaland, Axmed  Madoobe. Cumar Cabdirashiid ayaa...

Greece oo qabsaday jasiirado militariga ka caaggan ee laysku haysto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Sabtidii ku eedeeyay dalka Giriigga in uu qabsaday jasiirado ku yaal badda Aegean kuwaasi oo ka caaggan militariga,...

Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay...

Macawisleyda oo weerar gaadmo ah ku qaaday goob ay ku sugnaayeen  Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ayaa Saaka ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Hiiraan oo u dhexeeya dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidanka is Abaabulay ee Macawisleyda. Ciidamada...

Howlgalka Midowga Afrika oo shaaciyey inay jawaab ka bixinayan weerarkii Al-Shabaab ee Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wacad ku maray in ay la shaqeyn doonaan ciidamada ammaanka ee dalka ee wada howlgallada nabadda lagu...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isna dhankiisa soo bandhigay qorshe dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka, gaar ahaan kororka weerarada...

Axmad Madoobe oo soo bandhigay xeelad weyn oo looga adkaan karo Al shabaab

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ku laayeen dad badan oo shacab ah oo...

Maxaa ka jira in Mahad Salaad laga qaadi doono Agaasimaha NISA?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guuxa ka jira Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in isbadel lagu sameyn doono maalmaha soo socda. Wasiirka Arimaha gudaha,Federaalka iyo dib uheshiisiinta Xukuumada Axmed Macalin Fiqi...

Cali Guudlaawe oo aad u caraysan oo kulan deg deg ah isugu yeeray laamaha...

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka amniga Dowladda Hirshabeelle. Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, xogaha dhaqdhaqaaqyada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan