25.8 C
Mogadishu

Wararka

Axmad Madoobe oo bilaabay abaabul ka dhan ah Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Jubbaland iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Somaliland kama aqbaleyno gooni isku taag Nooc Walba”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrinta Somaliland iyo sida laga yeelayo gooni isku taagga...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano dhowr ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla Gobolka Hiiraan, kaidb dagaalo...

Muuse Biixi oo si adag ugu jawaabey hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu mareykanka ka sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in uusan...

Maxamed Bin Salmaan oo laga hor-istaagay casuumaad uu ku tagi lahaa Ingiriiska

Iyadoo Britain ay isu diyaarineyso aaska qaran ee boqorad Elizabeth-da Labaad, ayaa hay’adaha xuquuqul insaanka waxay dhaleeceeyeen go’aanka lagu casuumay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga. Maxamed Bin...

Madaxweynaha Puntland oo la qorshaynayo in Maxkamad lasoo taago.

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland ee Soomaaliya, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa habeen hore kala direy golihii deegaanka ee Garowe, isagoo madaxweynuhu sheegay in uu arrintaa uu...

Wararkii ugu dambeeyey Al shabaab oo qarax miino ku leysay odiyaal dhaqameed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta la xaqiijiyey 4 oday dhaqameed ayaa lagu dilay qarax miino oo lagula eegtey duleedka Buula-burde ee gobolka Hiiana, sidda ay xaqiijiyeen saraakiil iyo...

Putin oo markii ugu horreysay Qirtay dharbaaxadii Ukraine ka soo gaartay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Putin ayaa ku adkeystay in weeraradii ugu dambeeyay ee Ukraine aysan waxba ka bedeli doonin qorshaha militari ee Ruushka. Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in...

Ciidamada dowladda oo sheegay in 10 qof oo Shabab ah ku dileen howlgal qorsheysan

MUQDISHO-AYAAMAHA-In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km dhanka bari kaga beegan...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Arimaha Dibadda Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan