Agaasime NISA oo shaqadii ka eryey saraakiil saaxibo dhow la ahaa Fahad Yaasiin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa muddo ka yar seddex bilood waxa markii 2-aad sameeyey Isbedelo dhinaca shaqada ah.
Agaasime...
Wararkii ugu dambeeyey gaari ku qarxay meel udhaw Madaxtooyada Jowhar
JOWHAR-AYAAMAHA-Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.
Weerarkaasi qarax ayaa ka dhacay...
DEG DEG:- Baarlamaanka Soomaaliya oo ansaxiyey xukuumada cusub ee RW Xamza
MUDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansaxiyey xukuumada cusub ee RW Xamza Cabdi Bare oo uu soo magacaabay talaadadii...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Codka Kalsoonida U Qaadaya Xukuumadda Cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan aan caadi aheyn ku yeelanaya Xaruntooda ay ku shaqeeyaan Villa Hargeysa ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Uganda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta dalka uga ambabaxaya safarkii Sideedaad tan iyo markii la doortay, isaga oo ku...
Mareykanka oo ku tilmaamay dhoolatuska ciidanka Shiinaha daadaansi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda difaaca ee Taiwan, ayaa sheegtay in maraakiibta iyo diyaaradaha Shiinuhu ay hawlgalo ka fuliyeen marin biyoodka Taiwan Sabtidii, iyadoo qaarkood ay ka gudbeen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la qaatay culimada Soomaaliyeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga...
Siyaasaddii Itoobiya ee ku wajahnayd Soomaaliya oo is beddeshay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Itoobiya ayaa billowday inay heshiisyo amni iyo kuwa difaac la gasho qaar kamida ah Maamul Goboleedyada Soomaaliya, iyadoo ku xad-gudbaysa madax-banaanida dalka.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
DEG DEG:- Dowladda Somalia oo si buuxda u taageertay Shiinaha oo ay is-hayaan Mareykanka
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Somalia ayaa waxaa lagu caddeeyay in DFS ay si buuxda ula garab taagan tahay Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...




















