Howlgalka Midowga Afrika oo shaaciyey inay jawaab ka bixinayan weerarkii Al-Shabaab ee Hiiraan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wacad ku maray in ay la shaqeyn doonaan ciidamada ammaanka ee dalka ee wada howlgallada nabadda lagu...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isna dhankiisa soo bandhigay qorshe dagaal ka dhan ah Al-shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka, gaar ahaan kororka weerarada...
Axmad Madoobe oo soo bandhigay xeelad weyn oo looga adkaan karo Al shabaab
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ku laayeen dad badan oo shacab ah oo...
Maxaa ka jira in Mahad Salaad laga qaadi doono Agaasimaha NISA?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guuxa ka jira Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in isbadel lagu sameyn doono maalmaha soo socda.
Wasiirka Arimaha gudaha,Federaalka iyo dib uheshiisiinta Xukuumada Axmed Macalin Fiqi...
Cali Guudlaawe oo aad u caraysan oo kulan deg deg ah isugu yeeray laamaha...
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka amniga Dowladda Hirshabeelle.
Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, xogaha dhaqdhaqaaqyada...
DEG DEG:- Maraykanka oo xaqiijisay in Al Shabaab sameysteen diyaarado drone ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ururka Al shabaab ay bilaabeen adeegsiga diyaaradaha drones-ka loo yaqaano ee iyaga meelaha fog laga hago,iyadoo tan ay halis...
Sharuud lagu soo rogay ajaanibta caashaqa Gabdhaha Falastiiniyiinta ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shisheeyaha tagaya Falastiin, ayaa laga dalbadey iney iska diidaan galiyaan wasaaradda gaashaandhigga Israa’iil, haddii uu jacayl dhex maro mid kamid ah falastiiniyiinta ku nool...
Xiriirka maamul goboleedyada iyo xukuumadda federaalka oo qarka usaaran inuu go’o
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u-heshiisiinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Axmed Macali Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin dagaal ka dhaxeeya dowladda...
Al-shabaab oo dad shacab ah ku laayey Gawaarina ku gubay Gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Gawaari safar ah iyo...
Khasaaro ka dhashay diyaarad lagu rasaaseyey Garoonka Diyaaradaha laas-Caanood
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga oo gaaraya Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in laba maleeshiyo ay saaka isku rasaaseeyeen Garoonka diyaaradaha Magaaladaas.
labada...



















