26 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Weligaa qof dumar ah ha weydiin su’aalahan!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaad hor taagan tahay qof dumar ah laga yaabee inay tahay qaraabo, ama inaad markaasi is aragtan waxaa laga yaabaa inaad dooneyso inaad su'aal...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan xirnaanshaha wadaadka Muqtaar Roobow...

Al-Shabaab oo burburiyay Anteenooyinka Shirkad Isgaarsiineyd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa weeraray oo burburiyay xarun isgaarsiineed oo ku taalla deegaanka lagu magacaabo Kawaanka...

Dib u dhac ku yimid kulankii Golaha Shacabka ee la horgeyn lahaa Ra’iisul Wasaare...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qorshihii Baarlamaanka Soomaaliya maanta lagu hor geyn lahaa Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, si uu ansixinta wakiillada shacabka u helo ayaa...

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Afrika ay la-heyste” u tahay dagaal ay kula jiraan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay sare u kaca...

11 Khatar Dhaqaale oo ay Dowladda Xasan Sheekh Wajihi Karto 2022-ka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa bartamihii bishii May ee sanadkan dalka ka dhacay isbadal siyaasi ah, iyada oo laga gudbay sanad iyo bar hubanti la’aan iyo firaaq dastuuri...

Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadooda caadiga ah, iyaga oo iska soo dhex...

Puntland oo dil toogasho ku xukuntay afar qof oo ku eedaysan Shabaabnimo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...

Wax ka ogow wadanka labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu safarkiisa ku tagi doona.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda booqasho ku jooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo uu ka helay casuumaad rasmi ah. Warar aan helay ayaa sheegaya...

RW Rooble oo shir guddoomay kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan