Ciidamada Xoogga dalka oo la sheegay inay wareegeen Saldhigii ugu weynaa Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan waxa Cagta ku mariye Saldhigii ugu weynaa argagixisada ay ku lahayeen Degaanka Hees ee Gobolka Hiiraan.,iyadoona ciidamada ay la waregeeyn degaanka Hees oo hoostaga demada Matabaan

Saraakiisha ciidamada Guutada 5aad ee qeybta 27ad ayaa sheegay in Cidiaamda ay dagaal kula wareegeen degaanka Hees, isla markaana ay burburiyeen saldhigyadii Maleeshiyada  Al-Shabaab ee deganka Hees

Sidoo kale waxaa ay sarakiishu shegeen in ay sii wadi donaan howlgalada cadwga looga sifeynayo deganada ay kaga sugan yihiin gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo ciidamada qalabka sida ayaa degaanno badan hoostaga degmada Maxaas kawada howlgal ka dhan ah argagixisad,iyadoona ciidamada degaana badan ay kala waregeen Maleeshiyada Al-Shabaab.