Ciidanka NISA & kuwa liyuu Boolis oo Howlgal wadajir ah wada

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamada DFS oo iskugu jiro Nabad Sugid, Booliis. Iyo Milatary oo kaashanaayo Ciidamada new Boliska ee DDS ,Laamaha amaanka Dowlad Gobaleedka Puntland iyo Cutubto ka tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Galmudug oayaa gaaray Deegaano Hoos Yimaado Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.

Ciidamada oo heysto Waaranka soo Qabashada eedaysane Shalay Caabudwaaq kudilay taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Galmudug iyo Walaashiis, kaas oo baxsaday.

Saraakiisha Hogaaminayso howlgalkan Iskaashiga ah ee Laamaha amnigu ka wadaan deegaanadan ayaa sheegay in ay rajo Fiican ka Qabaan  soo qabashada Ninkaas oo katirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya.