Dablay hubeysan oo caawa xildhibaan ku dishay gurigiisa hortiisa.

Askari lagu dilay Muqdisho
Askari lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdirisaq Cardoofe oo kamid ah golaha degaanka degmada Laascaanood ayaa goor dhawayd dablay hubaysani ku dishay gurigiisa hortiisa.

Marxuum Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) ayaa waxa uu ahaa Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee Gobolka Sool isla markaana ah xubin Golaha Deegaanka ee Deg Laasacaanood.

Dilalka ka dhaca Lascaanood ayaa showaan soo badanaayey,  waana qofkii saddexaad oo bil gudaheed lagu dilo, magaalada.

 

Caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood