DEG DE:- Dagaal Hada Ka Qarxay Duleedka Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kabxanleey ee Duleedka Waqooyi ee Beledweyne ayaa waxaa uu sheegayaa in halkaasi uu hada dagaal ka socdo.

Dagaalkan ayaa waxaa uu u Dhaxeeyaa Labo maleeshiyo Beeleed oo Halkaas Wada Dagan, waxaana halkaas laga maqlayaa Rasaas xoogan oo ay is dhaafsanayaan labadaasi Beelood oo walaalaha ah.

Warar kala Duwan ayaa Kasoo Baxaya Dagaalkan oo Goordhaw Bilowday mana jirto weli khasaaro lasoo weriyey maadaamaa dagaalka uu socdo.