DEG DEG:- AMISOM oo lagu eedeeyey inay qeyb ka tahay dagaalka Guriceel.

Ugandan soldiers of African Union's peacekeeping mission in Somalia (AMISOM) search for explosive devices next to their base in Ceeljaale, southern coastal Somalia, on September 19, 2019. (Photo by Tina SMOLE / AFP) (Photo credit should read TINA SMOLE/AFP via Getty Images)

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa markii ugu horeysay kahadlay dagaalka kasocoda Magaalada Guriceel ee xaruunta Galgaduud.

Ahlusunna ayaa sheegytay in ay aqoonsanyihiin jiritaanka hay’adaha dastuuriga ah ee Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan baaqyada nabada Guriceel.

Sidookale Ahlussuna ayaa sheegtat in ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ay qeyb ka yihiin dagaalka Guriceel ee ay kula jirto ciidamada dowladda iyo Galmudug.

Hoos ka aqriso.