DEG DEG: Diyaarad ka baxday muqdisho oo dab ku qabsaday garoonka dooloow

Diyaarada oo aheyd mid xamuul siday ayaa waxay ka duushay Muqdisho iyadoo markii ay cago dhigatay dooloow uu dabka ka kacay.

Weli waxaa socda dedaalada lagu daminayo dabka diyaarada ka kacay lamana sheegin waxa sababay dabkaasi.

Saraakiisha ciidanka kusugan dooloow iyo maamulka garoonkaasi midna kama hadlin diyaaradaasi dabku ka kacay,iyadoo weli ay ololeyso.