DEG DEG:- Hanti Dhowraha Qaranka Oo Soo Bandhigay Liiska Gawaari Loo Haysto Wasiiro Hore. December 12, 2020 4 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray qoraal looga dalbanayo gaadiid ka maqan hey’addaha dowladda oo ay horay u qaateen Wasiiro xilal hayay iyo xubno kale. Hoos ka akhriso liiska uu soo saaray hanti dhowraha qaranka.