DEG DEG:- Saciid Deni oo goordhow qarax lala beegsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya qarax lala eegtay Madaxweynaha Puntland ee Saciid Cabdullahi Deni

Meel ku dhow magaalada boosaaso oo jidka dhexdiisa ah ayaa loo galey madaxweynaha puntland saciid deni waxaa la sheegaayaa iney rasaas socoto

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarka lagu qaaday Madaxweynaha Punland. Waxii kusoo kordha halkaan kala soco. Ayaamaha.com