DEG DEG:- Shir xasaasi ah oo hada ka socoda Villa Somalia.

Wararka Gudaha iyo Dibbada

MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in hadda shir qarsoodi ah kusoo dhamaadey  madaxtooyada Villa somaliya, shirkaas oo u dhexeeyey dhamaan taliyeyaasha Ciidamada kala duban iyo Madaxweyne Farmaajo.

Warar ayaa sheegaya in taliyaasha ciidamada iyo Madaxweyne Farmaajo ay isku afgarteen in hadda lawada xiro guud ahaan wadooyinka magaalada muqdisho gaar ahaa jidadka gala Teendhada Afisyooni.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu diidan yahay in berri Teendhada Afisyooni lagu qabto doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ilaa laga xaliyo koraastii lagu soo kala doortay Garbahaarey iyo Ceelwaaq.