DEG DEG:- Xisbiga Wadajir oo lagu kala tagay, burburna qarka u saaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku dhawaad 20 xubnood oo uu ku jiro Guddoomiyahii Xisbiga Wadajir Saciid Goosh ayaa iska casilay xubinnimada Xisbiga Wadajir oo ka mid ah asxaabta Siyaasadda Soomaaliya.

Qoraal ay ku qornaayeen xubnaha is-casilay ayaa waxay isugu jiraan aas aasayaal, qaar ka tirsan Guddiga Fulinta iyo xubno Xisbiga ka tirsanaa, lamana oga sababta saxda ee ka dambeysay arrintaan.

Hoos ka akhriso liiska xubnaha is casilay.

1. Sayid Cali Macalin Cabdulle

2. Kamaal Daahir Gutaale

3. Abdixakiim Yusuf Cali Ainte

4. Cabdiweli Ibarhim Garyare 5. Xil. Abdiladiif Musse Nuur-Sanyare

6. Xil. Cabdifitaax M Ibraahim Geesey

7. Maxamed Cumar Wayaaki 8. Cadisalaam Ibraahim Maxamed

9. Cabdulaahi Cabdi Cabdulle 10. Cawil Maxamed Suudi

11. Hibo Maxamuud Cali Hibo Faray

12. Cali Maxamed Maxamuud-Joqombe

13. Mukhtaar Cabdikariim Cabdulle Ganbo

14. Cabdulaahi Axmed Maxamuud Camey 15. Ismaaciil Faarax Diiriye BK

16. Maxamed Cumar MOHA 17. Xasan Maxamed Salwo

18. Mohamed Salaad Yarow

19. Farhan Cali Xalane.