DEG DGE:- Qarax Khasaaro geystyey oo ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax culus ayaa laga qeybo kamid ah degmoyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Wadajir.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Warshada Nacnac ee ku taala Degmada Wadajir, waxaana ka dhashay khasaaro isuga jira dhimasho iyo dhaawac.

Gawaarida Ambalace oo sida dhaawaco ayaa soo gaaray qar kamid isbitaalada waxaana weli la ogeyn khasaaraha dhabta ee ka dhashay Qaraxa.

Wixii faah faahin lasoco.