Guddiga Doorashada Galmudug Oo Qabanaya Doorashada Afar Kursi

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee galmudug ayaa shaaciyay Qabashada Doorashada  4 kursi, kuwaasi oo dhawaan magaalada Dhuusamareeb lagu dooran doono.

Warqad kasoo baxday Guddiga ayaa waxaa lagu shaaciyay in kuraasta kala ah:HOP248, HOP064, HOP089 iyo hOP096, kuwaasi oo dhawaan la gali doona doorashadooda.