Guudlaawe oo labo Sano kadib doorashadiisa soo magacaabay Golahiisa Wasiirada

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Caawa ku dhawaaqay Galahiisa Wasiirada, kuwaasi oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo la doortay dhammaadkii sanadkii 2020 yaa muddo labo sano ah oo uu Xilka hayay waxaa sii shaqeynayay Wasiradii uu Magacaabay Madaxweynihii ka horreeyay isaga, waxaana xusid mudan in ay jirtay isku shaandheyn uu ku sameeyay Wasaaradaha.

HOOS KA AKHRISO