Hanti dhowrka qaranka oo gudbiyey kiiska baaritaan ay ku sameeyeen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.

Xafiiska Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa sameeyay baaritaan ku saabsan Markab dhuxul siday oo lagu xannibay dalka Cummaan, waxaana baaritaanka iyo macluumaad la uruuriyay lala wadaagayXafiiska Xeer Ilaalinta Guud iyo Hey’addaha ay quseyso.

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Cabdi siciid muuse cali ayaa shaqo joojin lagu sameeyey sabab la xiriirtay markabka dhuxul siday.