MUQDISHO-AYAAMAHA-Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya ayaa sii kordhaya gudaha Soomaaliya, waxaana wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 124 laga helay 24 saac.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,425
Laga Helay: 124 – Puntland: 54 – Banadir: 50
Somaliland: 14 – Galmudug: 5 – Koonfur Galbeed: 1
Lab: 64 – Dhedig: 60
Bogsashada: 71 – Dhimasho: 11
Tirada Guud ee Laga Helay: 17,016
Bogsashada Guud: 8,212- Dhimashada Guud: 938