Kursigii afaraad ee doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la doortay.

Maxamed Haaruun Cabdullaahi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdosho ka socota doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, taas oo ay ku tartamayaan musharrixiin dhowr ah, iyada oo laba kursi Maanta la doortay kuwo kalena ay doorashadoodu socoto.

Waxaa la guda galay doorashada kursiga Afaraad ee Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan laba musharax oo kale, kuwaas oo haatan ay codyentoodu socoto.

Maxamed Haaruun Cabdullaahi ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop208 ee golaha shacabka JFS isagoo kaga guuleystay Axmed Cali Maxamuud oo la tartamay.

Maxamed Haaruun Cabdullaahi