Laamaha Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

BOOSAASO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu sheegay War kasoo baxay Maamulka Gobolka Mudug ee Puhtland.

Cabdifitaax Cali Warsame ayaa ku eedeysan in uu Nin ku dilay Mayle oo ka tirsan degmada jiriiban ee Gobolka Mudug taariikhdu markay ahayd 20/06/2023 ku dilay.

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo ku guulaystay soo qabashada Gacanku dhiigle Cabdifitaax Cali Warsame raadin iyo baaritaan farbadan dadaal dheer kadib, sida lagu sheegay War kasoo baxay Maamulka Gobolka Mudug ee Puhtland.

Cabdifitaax Cali Warsame ayaa ku eedeysan in uu Nin ku dilay Mayle oo ka tirsan degmada jiriiban ee Gobolka Mudug taariikhdu markay ahayd 20/06/2023 ku dilay.