Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro iyo ku xigeeno

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland J Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar galiyo shaqada loo hayo bulshada.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabay laba Wasiir iyo laba Wasiir kuxigeen, kuwaas oo kala ah.