Madaxweynaha Kenya oo daah-furay dekedda cusub ee Lamu

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda, waxeyna noqoneysaa dekafda labaad ee Kenya ay yeelaneyso.

Kenya ayaa horey ugu tiirsaneyd dekedda Mombassa, oo sidoo kale dalal badna oo kui yaalla Bariga Afrika ay adeegsadaan, waxaana dekeddan ay culeyska ka yareyn

Lamu ayaa noqonaysaa Dekada labaad ee kenya ay yeelanyso