Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabis cusub sameeyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Sabeelle Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga  Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Cabdisalaan Cabdullahi Xaashi (Angola

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa Guddooniye kuxigeenka Hay’adda Qaxootiga Maamulka Hir-Shabeelle loogu Magacaabay Abuukar Xasan Muuse.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxweynaha Hir-Shabeelle.