Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Maxaas

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Safar dhulka ah ayay uga Ambabaxeen magaalada beledweyne waxana u madaxweyne ku xigeenka u guun-dhiig u noqon doonaa Howlgal balaraan oo lagu Xureen doono Wabxo illa Ceelbuur

Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku Wehliyay Xilibaan Jacfar iyo Ciidamo u hogaminayay oo donaayo in ay qabsaddaan Wabxo illa Ceelbuur.