Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto

“Waxa uu si diiran ugu hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei Ruto, ka dib markii uu ku guulaystay doorashada. Madaxweynuhu waxa ka rajaynayaa in uu ka shaqeeyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah & iskaashiga dhow ee ka dhexeeya labada dowladood ayuu yiri” Madaxweynaha.