Magacyada Musharaxiinta maanta ku tartamaysa doorashada Aqalka sare HirShabeelle.

Doorashada Aqalka Sare ee HirShabeelle

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa Magaalada Jowhar lagu doortay Saddex Sanoter oo kala ah, Muuse Suudi Yalaxoow, Fartuun Cabduqaadir Karaama iyo Nuur Maxamed Geeedi (Canjeex).

Maanta ayaa waxaa la filayaa in sidoo kale la doortay Saddex Sanoter, si Maalinta Berito ah loo soo geba-gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee degaannada Hir-Shabeelle, waxaana musharixiinta Maanta ku tartami doona Saddex kursi ay kala yihiin.

Waxaa Maanta Markale Xildhibaanada Hirshabeelle Dooran doonaan ilaa Sadex kursi waxaana ku tartami doonna.

1:Musharax Xasan Iidow Muxumed
2:Musharax Cabdinuur Ibraahim nuur
3 :Musharax Cismaan Axmed Macow
1:Musharax Cismaan Maxamuud Dufle
2:Musharax Maxamuud  Axmed Nuur tarsan
3: Musharax Raage Xasan Xuute
1: Musharax Cali Shacbaan Ibraahim
2: Musharax Caballe Xuseen Cabdi
3: Musharax Caasho Xuseen Abuukar
4: Musharax Cabdulahi tawaad
5: Musharax Cabdiqaadir Xanafi

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle lagu arkayaa Ciidamo ammaanka siweyn u xaqiijinsya