Maxaa hoos u dhigay qaadashada tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya?

Barnaamijka Galka Baarista ee VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta hoos u dhigtay qaadashada tallaalla COVID-19 ee Soomaaliya, ayada oo weli xitaa aan la bixin 50% tallaalkii dalka la keenay saddex bil ka hor oo gaarayey 300,000 oo goojo.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.