Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah saaka fulisay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada xoogga dalka, kaas oo horay  degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ugu dilay qof Shacab ahaa.

Askariga toogashada lagu fuliyay oo lagu Magacaabi jiray Cabdiqaadir Faarax dhaqane (Nuune ) ayaa magaalada Baladxaawo wuxuu ku dilay Marxuum Mowliid Baashe Cumar oo ahaa makaanik baabuurta sameeyo.

Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada xoogga dalka, kaas oo horay  degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ugu dilay qof Shacab ahaa.