Mid kamid ah wasaaradaha dowladda oo magacii laga bedelay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacii ka badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda “Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda ayaa laga dhigay “Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah (Ministry of Fisheries and Blue economy)