Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Digniin Kale Soo Saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen Midowga Musharaxiinta in dowladu ay la galayso heshiis labo shirkadood oo lagu kala magacaabo Liberty iyo Coastline halis aad u weyn oo ku soo fool leh masiirka midnimada ummada soomaaliyeed iyo kheyraadkeeda.

Midowga Musharaxiinta ayaa qoraalkan waxa ay u direen Madaxweynaha,Guddoomiyaasha Labada Gole,Xeer Ilaaliyaha Guud, Ra’iisul Wasaaraha,Hantidhowaha Guud,Xeer Ilaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboeledyada.

Hoose ka aqriso qoraalka Musharaxiinta.