Midowga Musharaxiinta oo diiday habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa diiday habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Musharaciinta ayaa waxa ay habraaca ku tilmaameen inuu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 May oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad oo xor iyo xalaal ah.

Hoos ka akhriso.