Mobile-lada uu ku shaqeeyo Adeega Cusub ee SOMTEL eSIM.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkada Isgaarsiinta Somtel waxay Macaamiisheeda u soo kordhisay Adeega Cusub ee eSIM oo aad ku isticmaalikarto Mobile-kaada adigoo aan haysan Simcardka Somtel ama sim La’aan (Simless) Wuxuuna Ku shaqeynayaa Mobile-ladii ugu Dambeeyey ee Iphone iyo Samsung.

Kuwaana waa qaar kamid ah Mobile-lada uu ku shaqeyn karo adeegaan

Apple

iPhone 12, 12 Pro, 12 Pro Max, 12 Mini*
iPhone SE*
iPhone 11, 11 Pro, 11 Pro Max*
iPhone XS, XS Max*
iPhone XR*
iPad Pro 12.9‑inch (4th generation)
iPad Pro 12.9‑inch (3rd generation)
iPad Pro 11‑inch (2nd generation)
iPad Pro 11‑inch (1st generation)
iPad Air (4th generation)
iPad Air (3rd generation)
iPad (8th generation)
iPad (7th generation)
iPad mini (5th generation)

Samsung

Samsung Galaxy S21+ 5G new
Samsung Galaxy S21 Ultra 5G new
Samsung Galaxy Note 20 FE 5g
Samsung Galaxy Note 20 FE
Samsung Galaxy Note 20 Ultra, Ultra 5g
Samsung Note 20+
Samsung Fold LTE model
Samsung Galaxy Z Flip
Samsung Galaxy S20, s20+ and S20 Ultra (Single SIM Nano-SIM and/or eSIM models )
Samsung Galaxy Z Fold2 5G
Samsung Galaxy Fold
Google Pixel
Google Pixel 5
Google Pixel 4a
Google Pixel 4
Google Pixel 3 & 3XL ( Limited support )
Google Pixel 2
Microsoft
Microsoft Surface Duo
Windows 10 PCs
Huawei
Huawei P40 and P40 Pro **

Oppo

Oppo Find X3 Pro new

Others

Nuu Mobile X5
Lenovo Yoga 630
HP Spectre Folio
Gemini PDA
Motorola Razr 2019
Palm Palm

SOMTEL waa shirkadii ugu horeysay ee isgaarsiin ah ee soo bandhigta adeeg simcard la’aan aad isticmaali karto dhammaan adeegyada shirkada, waana hormar ay shirkadaha ay usoo bandhigayaa Bulshada Soomaaliyeed.