Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Dhuusamareeb.

Rooble oo ka yimid Magaalada Garoowe ee Caasimada Mamulka Puntland ayaa safar shaqo ku jooga deegaannada Maamulka Galmudug.