Shaqaalaha Ajaanibta ee Puntland oo la dul dhigay amar cusub.

Howlgal

GAROWE-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo diiwaan geliyeen maamulka

“Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka shaqaysa Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo shirkadaha dhismaha in ay isdiiwaan galiyaan ugu dambayn 30 Decembar 2021” ayaa lagu yiri qoraalka.

hoos ka akhriso qoraalka

Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug
Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug