Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddooyimaha Midowga Musharaxiinta ahna Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay kulanka ay maanta la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka.

Kulanka oo ahaa mid aalada zoomka ayaa lagu lafaguray arrimaha doorashooyinka.

Hoos ka akhriso qoraalka Shariif.

Waxaan maanta kulan kula qaadanay aaladda fogaan aragga wakiilada Beesha caalamka, waxaana ka wada hadalnay dardar galinta doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Waxaan la wadaagnay aragtida Golaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha ee ku aaddan muhiimadda ay leedahay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gabogabeeyo doorashada si dalkeenu horay ugu socdo.

Waxaan beesha caalamka uga mahad celinay kaalmada ay siinayaan Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed si loo gaaro nabad waarta iyo horumar.

Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.