Waxaa teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey doorashaddii Aqalka Sare Gobolada Waqooyi ee Somaliland waxaana lagu doortay shantii musharax ee u dambeeyey.
Senatarada maanta la doortay ayaa waxaa ay kala yihiin:
1- Sen. Axmed Ibraahim Maxamed ( Abwaan Qorane)
2-Sen. Niciimo Xasan Cali
3-Sen. Deeqa Xasan Xuseen
4-Sen. Axmed Maxamed Ciise
5-Sen. Siciid Cabdi Xasan.
Xildhibaanada ayaa ka qeyb noqon doona Senatorada 11 Aqalka sare Soomaaliya ee gobollada Waqooyi ee Somaliland.