UK oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogta Soomaaliya Kate Foster ayaa marka hore u hambalyeeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,iyada oo balan qaaday inay siweyn ula Shaqeynd oonyo.

Dowladda Ingiriiska waxay sheegtay  inay Soomaaliya ka caawin doonto sidii looga adkaan lahaa Alshabaab, kadib war kasoo baxay Wasiirka arrimaha Afrika Vicky Ford iyo safiirka Muqdisho u jooga Ingiriiska Kate Foster.

Waa dowladdii labaad ee taageerta dib u doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana horay u taageeray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.