Wasiirad ku cusub guud ahaan dalka oo markii ugu horreysay Guudlaawe magacaabay

BELEDWENE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale Mudane Axmed Maxamed Tuuryare u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda.

Wasiiradaan oo ah wasaarad guud ahaan dalka ku cusub ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle markii ugu horresay magacaaba, iyadoo wasaaradaha ka jira maamulka HirShabeelle ay ka badan yihiin kuwa federaalka.