Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray maagaalada Baydhabo ,si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar ahaan Deeganada Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Dagaalo looga saraayo dalka Argagixisada,ayaa ka socda qeyba badan oo kamid ah,Gobalka Hiraan,iyo Qeybo kamid ah Shabeelada Dhaxe,Waxaana hormuud u ah Ciidanka Xoogga dalka Oo kaa shanaaya kuwa deegaanka ee go’aansaday in Soomaaliya laga ciribtiro Aragagaxisada Arxanka daran ee Al-shabab.

Waxaa dhawaan la filaa in lasoo afjaro dagaalka lagulajiro Arxan lawayaasha,Argagixisada,Al-shabab,Oo dhibaato weyn ku haayo ummadda Soomaaliyeed.