Waa Sidee Xaalada Doorshooyinka Dalka.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed iyo Galmudug ayaa Soo Gab-gabeeyay Doorshada Golaha Shacabka, halka Maamulka Sadexaad ee Soo Afmeeri doona uu Noqonao Maamulka Puntland Maalinta beri ah Sidu Qorshahayahay,

Mamulada Hir-shabeelle iyo Jubbaland ayaan Wali soo Gab-gabeeynin Doorshada Labada Magaalo, Waxaana Jubbaland dhankeedu Caqabadu ay tahay 16 kursi oo Garbahaareey taallo, halka Hir-shabeelle Aysan Wali Sheegin Sababaha dib u dhaca keenay Doorshada Labada Magaalo.

Haseyeeshee Caqabadaha ayey ilo katirsan Maamulka Hir-shabeelle Sheegeen inay tahay dhanka Reeraha iyo Madaxda oo dhanka Go,aan qaadshada Xeerinyo Laakiin Laga yaabo ugu dambeyen todobaadkan in Lagu kala baxo,

Heshiiskii ugu dambeyay ee soo dhameeynta Doorshada Baarlamaanka Soomaaliya ee 15ka bishan ayaa Soo dhamaatay Mana jiro Go,aamo Dhanka Maamulada ay Kasoo Saareen dib u dhaca Cusub, gaar ahaan Maamulada Waqtiga ka dib dhacay.