Xaflad lagu daahfurayo bixinta shahaaddo duullimaadka hawada oo Muqdisho ka socota.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda lagu daahfurayo shahaaddo bixinta Duullimaadka hawada ee (AOC), iyadoo dowladda Soomaaliya maanta shahaaddadii duullimaadka siisay diyaaraddii ugu horreysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa hambalyeey shirkadda iyo duuliyayaasha qaatay leesinka ay bixineyso Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
May be an image of 7 people, people sitting and people standing
May be an image of 6 people, people sitting and outdoors