Xarun Gargaar degdeg maleh, Bank dhiig maleh, Isbitaal qaadi karo maleh, Firinjeer Meeytka la galiyo maleh.

Murugta maanta ugu wayn waa in aan wax cashir ah laga baranayn musiibadaan 15sano na heeysato. Oo mar walba oo wax dhacaan Isla sidii uun looga falceliyo.

– Xarun Gargaar degdeg maleh

– Bank dhiig maleh

– Isbitaal qaadi karo maleh

– Firinjeer Meeytka la galiyo maleh

– CCTV waddadi Kuma xirna

– National Identification System maleh, qofk la aqoonsan waayo faraha inta laga Qaado ayaa la sheegi lahaay?

War argagaixiso dagaal kulama jirnee maan serious noqono? Maan Doowlad u ekaano? Maan raga naxariis laawayaasha ah qori haddan uga adkaan weeyne System uga adkaano? Oo is hagaajino, xawayaanka Zoobe iski qarxiye Yaa waaye Cidda Tix raac ka heeyso? CID maxeey heeysaa oo xoga?

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamudoow dadkaaga adiga maahee cid kale Ay sugayaan maleh, Kuwa Aad xilalka udhiibtay Hanti maahee wax kale kama sheekaayaan, naftood hurayaal aad ubaahantahay Madaxweyne 🙏🏻

“Ku celcelinta hal Ficil Adigoo kasugaaye natiijo ka duwan waa nuuc waalida kamid ah”

Waxaa qoray zachy smael