Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka oo qaaday Shahaadada Xildhibaanimo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii Saddexaad waxaa ay Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo guddoonsiiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya eek u sugan Magaalada Muqdisho, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin:

1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22
3. Nor Mohamed Gedi AS#18
4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
10. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
11. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
12. Fardowsa Osman Egal HOP#232
13. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
14. Deqo Hassan Hussein AS#43
15. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
16. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
17. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18.Hirsi Jama Ganni GSH#223