Thursday, December 12, 2019
Home Authors Posts by Adam Boss

Adam Boss

2437 POSTS 0 COMMENTS

Shirkado heshiis la galay nin dhuusadiisa “ay disho kaneecada iyo cayayaanka...

Muqdisho-Ayaamaha-Joe Rwamirama oo ah 48 jir u dhashay dalka Uganda, kuna nool magaalada caasimadda ee Kampala ayaa sheegay in dhuusadiisa "ay dili karto kaneecada...

Al-Shabaab Oo Weeraray Saldhig Milatari Oo dhinaca waqooyi ka Xiga Muqdisho.

Balcad-Ayaamaha-Wararka ka imanayaa magaalada Balcad ayaa sheegaya in malleeshiyada Al-Shabaab ay Xalay weerar ku qaadeen saldhigga milatariga Hiilweyne oo 25km dhinaca waqooyi ka xiga...

Kulamo Lagu Xalinayo Colaadda Mudug Oo Ka Bilawday Deegaanka Af-Barwaaqo.

Muqdisho-Ayaamaha-Taliyaha ciidanka lugta ee  ciidanka xoogga dalka S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir) ayaa maanta deegaanka Afbarwaaqo kulan kula qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka halkaas oo uu...

Mareynkanka Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saaray Heshiiska Dowladda Federaalka...

Muqdisho-Ayaamaha-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca (ASWJ). War...

Akhriso:-Tirada Xildhibaanada la siiyay Ahlu suna iyo heshiis Rasmi ah Oo...

Muqdisho-Ayaamaha-Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii...

Wasiir Islow iyo Cumar Filish Oo si Deg Deg ah looga...

Muqdisho-Ayaamaha-Xog ay heshay warbaahinta qaar ayaa sheegaysa in Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uu Xafiiskiisa ugu yeeray Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow...

Qaar Kamid Ah Garoomada Diyaaradaha Kenya Oo La Xirey.

Nairobi-Ayaamaha-Dowladda Kenya ayaa si KMG ah u xirtay Garoomada diyaaradaha ee kala ah Jomo Kenyatta iyo Wilson khamiista Maanta sababo la xiriira munaasabadaha Maalinta...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Canada.

Muqdisho-Ayaamaha-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Aswan ee dalka Masar kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Canada François-Philippe. Kulanka...

Akhriso:-Qof Ka Badbaaday Weerarkii Xalay ee Hotel SYL Oo ka sheekeyey...

Muqdisho-Ayaamaha-Cabdullahi Cabdi Warsame (Gaani) oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii xalay ee Hotel SYL ayaa ka sheekeeyey sida uu ku bilowday weerarkaas. Masuulkan...

Dood Adag oo ka taagan Doorashada 2021 & Xildhibaanada Oo Diidan...

Muqdisho-Ayaamaha-Guddominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shir gadoomiyey...

NEWS IN ENGLISH

XULASHO

MAQAALLADA

DEG DEG: Qaar kamid ah Waddooyinka Magaalada Kismaayo Oo la Xiray…

Kismaayo-Ayaamaha-Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in Dhagaxaan ay baabuurta is gediyeyaasha ah ku rogeen Waddooyinka qaar. Waxa la sheegay in Wadada...
error: Content is protected !!